Page 4 - 2021 MARCH ISSUE MSF MENTAL HEALTH ARTICLE
P. 4
Final
Thoughts...From the MSF
team
Finding an Agent That’s Right for You
Here are some thoughts in regards to mental health from some of the members of the MSF clinical
team in Mental Health.
MSF (OCG) Coordination
“ People who use drugs in the comminuity are viewed as criminals,while those with mental illness are harshly treated. Supporting
people with mental health challenges through creating awareness in the community avoids such stigmatization, leading to an improved HELP seeking
behavior in the community.”
“Isticmaalayaasha daroogada bulshada waxaa loo tixgeliyaa dambiilayaal, halka kuwa maskaxda ka jiran si xun loola dhaqmo. Taageerida dadka qaba
dhibaatooyinka caafimaadka maskaxda iyada oo loo marayo wacyigelin ayaa ka hortageysa cambaareynta noocaas ah, taasoo horseedeysa HELP
dhaqan wanaagsan oo lagu raadsado bulshada.”
Ass Dep Medco Said Abdullahi
Hospital Psychologist
“As a psychologist, there are significant challenges that hinder access to Mental health and psychosocial support services provided by MSF in the
camp (cultural practices, illiteracy, stereotypes/stigma etc) but it is positive to see the community is slowly integrating safe cultural practices with
available Mental health services, alot needs to be done"
“Maadama an ahay aqonyahan cilmi-nafsi yaqaan, caqabadda ugu weyni waxay tahay faham-darrida oo kahaysato xubnaha bulshada xaga
xanuunka dhimirka, wa arin lagufarxo in bulshada ay ogalato adega cafimaad ay bixisa hay'ada MSF ee kusugan xarada Dagahaley.”
Faith Gitau
Community Mediator
“Mental Health services are available in Dagahaley refugee camp. The refugee community who have loved ones with Mental health conditions feel
accepted and cared for by MSF and the available services are of help to them"
“Adeegyada Caafimaadka Maskaxda waxaa laga heli karaa xerada Qaxootiga Dhagaxeley. Bulshada Kunol qaxootiga dagahaley oo
adhega caafimadka maskaxda ay bixiso MSF kafaaidheysto ayaa kumahdiyey waxayna ku adkeysten in ay cawimad utahay bukaanadodha."
Arfon bishar
Community Outreach Mediator
“Mental health is something we need to talk about. To stop the stigma, we need to let everybody know its ok to have mental illness and addiction problem.”
“Caafimaadka maskaxda waa wax aan u baahannahay inaan ka hadalno. Si loo joojiyo dhaleeceynta waxaan u baahanahay inaan qof walba ogeysiiyo
inay caadi tahay in cudurada maskadxda iyo dhibbatooyinka balwadu ay lahaadaan.”
Mahameed Ibrahim
Works Cited
1. Father, A. (2017, October 16). "How addiction happens". Retrieved from "How addiction happens":
https://youtu.be/HDfSx_Q7_Yk